Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax-dhigay Dhismaha Xarunta Degmada Hodan
Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Hodan…