Go’aankii madaxda DFS Puntland looga mamnuucay oo laga laabtay
Af-hayeenka murashixiinta madaxtinimada Puntland, Aadan Maxamed Ciise(Gaadaale) ayaa ka warbixiyay shir ay saaka guriga Islaan Ciise ee magaalada Garoowe ku… Sii akhri
Af-hayeenka murashixiinta madaxtinimada Puntland, Aadan Maxamed Ciise(Gaadaale) ayaa ka warbixiyay shir ay saaka guriga Islaan Ciise ee magaalada Garoowe ku… Sii akhri
Gelinka dambe ee Khamiista maanta ah ayaa lagu wadaaa in Golaha Ammaanka Q.M. uu fadhi gaar ah ka yeesho arrimaha… Sii akhri
Bayaan ka kooban sagaal qodob oo ka soo baxay Culimaa’uddiinka Puntland, ayaa ku baaqay in la iska’ ilaaliyo bixinta iyo… Sii akhri
Murashixiinta madaxtinimada Puntland ee doorashada 8-da Jannaayo 2019 iyo qaar kamid ah isimada ayaa haatan hoygiisa kula shirsan Islaan Ciise… Sii akhri
Laamaha amniga Somaliland ee gobolka Sool ayaa xalay magaalada Laascaanood ku xir-xiray, dad isugu’ yimid kulan ay sheegeen in ay… Sii akhri
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa sheegay in ay si buuxda u taageersan yihiin qoraalkii Ergeyga Qaramada Midoobay,Nicholas Haysom ee ahaa… Sii akhri
Somaliland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay go’aanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dalka uga ceyrisay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan… Sii akhri
Islaanka guud ee gobolka Nugaal,Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa saaka kulan wada-tashi iyo xog-is weydaarsi ah la qaatay… Sii akhri
Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Golaha wakiilada cusub ee dowladda Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga doorashada guddoonka… Sii akhri
Wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay tilaabo dowlada Soomaaliya ay dalka uga eriday safiirka Qaramada… Sii akhri