Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhabancad oo sheegay in sannadkan degmooyin ka tirsan Puntland laga qaban doono doorasho qof iyo cod

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa saaka ku dhawaaqay in saddex degmo oo Puntland ka tirsan si… Sii akhri

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Garoowe: Gaadiidka dadweynaha oo laga mamnuucay in ay rakaabka ka dejiyaan daaqadda laamiga xigta

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Maamulka degmada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dhammaan gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaanno (PL) ka mamnuucay in ay rakaabka ka… Sii akhri

Faarax Maxille oo ka dacwoonaya haweeney dhul ku haysata

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa maalmo ka hor daabacday, warbixin muuqaal wadata oo haweeney lagu magacaabo, Xaawo Cabdullaahi Ciise ay kaga… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Qardho

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta berri ah ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta… Sii akhri

Dowladda FS oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Aaddan Lahaanshaha Golan Heights

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, ayaa war kasoo saartay xiisadda ka taagan buuraha Golen ee dhawaan Madaxweynaha Mareykanka Donald… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka DF oo soo Ban-digtay Dastuurka oo ku Qoran Carabi

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan lagu soo bandhigayay islamarkaana lagu faafinayay nuqulka carabiga ee dastuurka ku meel gaarka ah ee soomaaliya… Sii akhri

Roobabkii gu’ga oo ka curtay degaanno ka tirsan Puntland

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by News Office

Roobabkii gu’ga ayaa galabta ka curtay, degaanno hoosyimaada gobolada Sool, Cayn iyo Nugaal oo dhammaantood ka tirsan dhulka dowladda Puntland.… Sii akhri

Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada oo la dhaawacay iyo Qarax ka dhacay Xamar

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyihii ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Somalia oo lagu magacaabo, C/fataax Daba-gaalle ayaa goor-dhawr lagu dhaawacay illinka… Sii akhri

Madaxweyne Famaajo oo qiray in dhawr bilood aysan Ciidanku qaadan Mushaar

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay la hadlayay saraakiisha ciidamada xoogga ayaa shaaciyay in muddo 22… Sii akhri

Beesha Caalamka oo sheegtay inay soo dhaweyneyso isbedellada ay waddo DF

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Beesha Caalamka ayaa qoraal ay maanta soo saartay shaaca uga qaadday inay si buuxda u taageereyso is-beddelada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close