Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo gaaray degmada Waaciye

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka ka socdaalay magaalada Qardho ayaa goor dhoweyd gaaray degmada Waaciye ee gobolka… Sii akhri

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka… Sii akhri

Puntland: Xukuumadda oo ku dhawaaqday in ay 200 oo booyado biyaa ugu deeqday meelaha ugu daran abaarta

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay 200 oo booyado biyaa ugu deeqday degaanno ka tirsan Puntland oo abaar… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by Cowke

Qarax qasaare geeystay ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay gudaha Muqdisho. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Caagleyaasha iyo ciidammada Qaranka

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr. Cabdiweli Gaas, ayaa isku dayay inuu tirakoobo ciidammada kala duwan ee Puntland ku dhowaad sanad… Sii akhri

Gallan oo sheegay in dhaqaalaha ugu badan ee Puntland lagu bixin doono soo celinta amniga gobolka Bari

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Shir ballaaran oo ku saabsan soo celinta  amniga gobolka bari, gaar ahaanna magaalada Boosaaso, ayaa saaka ka qabsoomay gudaha magaalada… Sii akhri

shir deg deg ah oo ku saabsan amniga oo ka socda Boosaaso

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Shir deg deg ah oo ku saabsan xal u helidda amniga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa haatan ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo soo dhaweyntii Qardho

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni iyo wadfdi uu hoggaaminayo ayaa maanta sii diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo daah furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed oo saaka u socdaalay gobolada Bari iyo Karkaar ayaa haatan gaaray magaaalada Qardho ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close