Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka socdo Guriceel

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dab khasaare geystay uu saakay waabarigii ka kacay xarumo… Sii akhri

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by Cowke

Baarlamanka Puntland oo berri cod u qaadaya miisaaniyadda dowladda

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

Xildhibaannada golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa la filayaa in ay maalinta berriya oo Axad ku beagan ay ansixiyaan miisaanadda sagaal-biloodka… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo soo bandhigay waxqabadkiisa

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

Guddoomiyaha golaha degaanka, ahna duqa caasimadda Garoowe, Axmed Siciid Muuse ayaa maanta khudbad ku saabsan waxqabadkiisa lixdii bilood ee la… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay 14 mas’uul cusub

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay ilaa 14 mas’uul oo isugu jira wasiirro, wasiirro-ku xigeenno, agaasimayaal, guddoomiyaal iyo… Sii akhri

Ilaalada Siciid Deni oo jir dilay suxufiyiin

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo socdaal ku maraya gobollada Bari iyo Karkaar, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso… Sii akhri

Muqdisho: Is rasaaseyn ka dhexdhacday xarun Warbaahineed

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by Liban Yusuf

Xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho waxaa maanta is raaaseyni ku dhexmartay ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo ciidamo ilaalo u… Sii akhri

Kalfadhiga golaha degaanka Garoowe oo furmay

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

Kalfadhiga 26 aad ee gollah degaanka Garoowe ayaa saaka ka furmay xarunta AJJ Hoteel ee caasimadda Garoowe. Furitaanka kalfadhiga waxaa… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya Muqdisho

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankan ayaa ah kii… Sii akhri

kalfadhiga golaha degaanka Garoowe oo berri furmaya

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Guddoomiyaha golaha degaanka, ahna duqa caasimadda, Axmed Siciid Muuse, ayaa sida qorshaysan khudbad u jeedin doona, kalfadhiga golaha degaanka Garoowe… Sii akhri

Siciid Deni oo caawa u hoyanaya degmada Carmo

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdiga uu hoggaaminayo ayaa hadda gaaray degmada Carmo ee gobolka Bari halkaasoo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close