Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kal-fadhigii shanaad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka oo Maanta furmaya

Muqdisho (PP) ─ Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa inuu furmo kal-fadhiga shanaad ee golaha Aqalka sare ee baarlamaanka… Sii akhri

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Kulankii BFS ee maanta oo markale baaqday

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by Cowke

Kulankii 1-aad ee kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday in maanta u qabsoomo ayaa markale dib u dhacay… Sii akhri

Muqdisho: 35 qof oo ku sumoobay boorash ay cabeen

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by Cowke

Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho ayaa caawa waxaa la keenay dad ku sumoobay boorash ay cabeen. Dadkaas ayaa ahaa dad barakacayaal… Sii akhri

Full: Sidee u dhacday ansixinta miisaaniyadda Puntland?

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by News Office

Mudanayaasha golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda sagaal-biloodka ee sannadkan 2019  ay  ku shaqeyn doonto xukuumadda Puntland Fadhiga… Sii akhri

Safiirka Maraykanka oo booqday magaalada Boosaaso

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by News Office

Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa maanta booqday, magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, halkaas oo uu… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabay agaasime cusub

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa magacaabay agaasimaha qaybta maamulka ee xafiiska madaxweyne ku xigeenka. Mudane Karaash… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa goor dhoweyd ansixiyay miisaaniyadda sagaalka bilood ee sannadkaan ka harsan ay ku shaqeyn doonto xukuumadda… Sii akhri

Afhayeenka Shabaab oo Sababayeeyay Weerarrada ay ka fuliyaan Muqdsho

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Ururka Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa ka warbixiyay sababta ay u kordhiyeen weerarrada ay… Sii akhri

Xukuumadda Somalia oo Guddi Wasiirro ah u saartay sugida Amaanka Muqdisho

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan dhar saacadood qaatay ayaa Mogdisho dhacay, kaasoo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada DF, si gaar ah… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey hawl-galo amni oo laga bilaabayo Caasimada

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close