Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wiil uu dhalay Cismaan Cilmi Boqorre oo maanta loo doortay Xildhibaan

Muqdisho (PP) ─ Doorasho maanta ka dhacday Muqdisho oo ahayd mid lagu buuxinayay kursigii uu ka geeriyooday marxuum Cismaan Cilmi… Sii akhri

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay in ay dhaqaaale siiso Kooxda Al-shabaab

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Siyaasi ka tirsan xukuumadda Kenya ayaa Qaramada Midoobay ku eedeeyay inay dhaqaale siiso Al-shabaab, taasoo qayb ka… Sii akhri

Ciidammo Booliis ah oo loo xiray arrimo la xiriira musuq-maasuq iyo amni-darro

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska Booliska Somalia ayaa faah-faahinno ka bixiyay hawl-gallo ka socda Muqdisho, kuwaasoo lagula dagaallamaayo falal amni-darrada ee… Sii akhri

Puntland: Garoowe oo laga dhagax-dhigay afar waddo oo laamiya

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta dhagax-dhigay, afar waddo oo laamiya oo laga hirgelin doono caasimadda… Sii akhri

Hoggaanka dhaqanka bariga Sanaag oo go’aan midaysan ka qaatay ciidamada Somaliland

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by News Office

Guddi ka kooban cuqaal, nabaddoono iyo guurti oo  ka tegay degmada  Badhan ee bariga gobolka Sanaag ayaa maanta gaadhay magaalada… Sii akhri

30 Askari oo Soomaaliya oo lagu dilay dalka Yemen

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by News Office

Ciidamada dowladda Yemen ayaa Isniintii shalay shaaciyay in ay gobolka Daalic ee koonfurta dalkaasi ku  dileen tiro Afrikaan ah oo… Sii akhri

Muqdisho: Yaa lahaa dhul dowladda Soomaaliya u astaysay dhul diblomaasi?

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cabiraxmaan Yariisow ayaa 11-kii bishii la soo dhaafay ee Maarso 2019, soo saaray wareegto… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan dalalka Imaaraadka Carabta iyo Shiinaha

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safarkiisi u horreeyay ee dalka dibaddiisa u baxaya, tan iyo markii la doortay… Sii akhri

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka fuliyeen deegaanno ka tirsan hoostaga degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe, halkaasoo… Sii akhri

Hawl-galo lagu Xaqiijinayo Amniga oo laga billaabay Degmooyinka Muqdisho

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Booliiska Somaia ayaa xalay hawl-gallo baaritaanno ah ka sameeyeen degmooyin badan oo ka tirsan gobolkan Banaadir, waxaana… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close