Deni oo faahfaahiyay safarkii dibada

Madaxweyne Deni

Madaxweynaha Puntland Siciidd Cabdullaahi Deni ayaa caawa shir jaraa’id oo ku qabtay madaxtooyada Garowe ka warbixiyey safarkisii dibada ee dalalka Imaaraadka iyo Kenya.

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, nidaamka loo wado dastuurka KMG ah ee dalka, qaybsiga khayraadka iyo shir wada-tashi ah oo uu sheegay in 2-da bisha soo socota ee May lagu qaban doono Garowe.

Hoos ka daawo Deni oo ka hadlaya arimahaas.

PUNTLAND POST