Dowladda Puntland oo kulan deg deg ah isugu yeertay guddiga saxaafadda
Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cali Xassan Axmed (Sabareey) ayaa kulan deg deg ku wargeliyay, xubnaha guddiga sare ee saxaafadda Puntland.… Sii akhri
Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cali Xassan Axmed (Sabareey) ayaa kulan deg deg ku wargeliyay, xubnaha guddiga sare ee saxaafadda Puntland.… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa mar kale shaacisay in la beddelay, jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland. Qoraal ka… Sii akhri
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdigan waxaa hogaaminayay Wasiirka arrimaha… Sii akhri
Odoyaasha iyo isimada gobolka Sanaag oo shir ku yeeshay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi ayaa hab-beeleed uga heshiiyay colaadda ka… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Somalia ayaa ku… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo… Sii akhri
Saraakiil ka socotay hawgalka Midowga Yurub ee ka hortagga burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya (EU NAVFOR) oo uu hoggaaminayey sarkaalka ugu sarreeya… Sii akhri
Xildhibaannada golaha degaanka Gaalkacyo ayaa galabta duqa cusub ee degmadaasi u doortay Saahid Maxamuud Cali Xaaji Sayn oo kamid ahaa… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa socdaalkii ugu horreeyay Garoowe uga baxayaa tan iyo markii la doortay 8-dii Jannaayo… Sii akhri
Dableey hubaysan ayaa saakay la wareegay xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee degmada Buurtinle gobolka Nugaal. Malayshiyada hubaysan oo la sheegay… Sii akhri