Askar ka tirsan NISA oo lagu dilay Muqdisho
Labo askari oo ka tirsan hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ee SINA ayaa xalay lagu dilay deegaanka Garasbaaley ee dhaca duleedka magaalada…
Open this website in Safari first.
Labo askari oo ka tirsan hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ee SINA ayaa xalay lagu dilay deegaanka Garasbaaley ee dhaca duleedka magaalada…
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan hawadeeda soo geli karin diyaaradaha aan oggolaansho iyo fasax ka haysan wasaaradeeda duulista hawada. Warsaxaafadeed ka…
Waxaa maanta magaaalda Garowe lagu soo dhaweeyay ciidanka cusub ee booliska Puntland, kuwaas oo la wareegaya ammaanka guud ee caasimadda. Ciidanka oo…
Deegaanka Guudoole oo ka tirsan degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa xalay dabley hubaysan ku dileen haweeney waayeel ah, sidoo kale ku…
Puntland ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saddex nin oo ka ganacsada Aargoosatada, kuwaas oo lagu eedeeyay in jabiyeen go’aan dowladdu…
Puntland iyo Jubaland ayaa soo gudbisay min laba xubnood oo ku matalaya guddida farsamada ee dhammaystirka qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee dhawaan…
Ciidamada Puntland ee dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa soo bandhigay nin ajnabi ah oo tirsanaa kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa sheegay in dowladda wax ka baddelayso nidaamka loo ilaaliyo madaxda, gaar ahaan marka la jooga caasimadda…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka mid ah…
Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan ayaa ku guuleysatay doorashadii lagu murmay ee dalkaas, iyadoo heshay in ka badan 97% codadkii la dhiibtay,…