Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo maanta la shaacinayo

Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay maanta shaacin doonto natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada afraad ee dugsiyada… Sii akhri

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaare Khayre oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyay Koonfurta Gaalkacyo

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo uga qayb galay munaasabad soo dhawayn ah oo maamulka… Sii akhri

Wasiir ku xigeenka amniga oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Dalka Ukraine

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya,mudane; C/naasir Siciid Muuse , ayaa Dalka Yukurayn (Ukraine), kula kulmay mas’uuliyiin ka… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Puntland ku amaantay sida ay dowladnimada uga hirgelisay Muqdisho

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya (UNSOM,) oo looga warbixiyay socdaalkii shalay uu Garoowe ku yimid… Sii akhri

Dagaalkii Ceel Afweyn oo sii xoogaystay dhimashada iyo dhaawaca oo ka badan 50 ruux

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 30 kalena waa ku dhaawacmeen dagaallo culus oo labadii maalmood… Sii akhri

Al-shabaab oo guddoomiye cusub u magacowday magaalada muqdisho

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

Xarakada Al-shabaab ayaa guddoomiye cusub u soo magacowday magaalada Muqdisho kadib markii duqeyn lagu dilay mas’uulkii hore ugu qaabilsanaa magaaladaasi.… Sii akhri

Guddoomiye Yariisow oo awaamiir dul dhigay ciidamada ka hawlgala Muqdisho

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Injireer; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow), oo Xalay guddoomiyay Shirka amniga Caasimadda ayaa sheegay… Sii akhri

Dad rayid ah oo ku dhintay gaari miino kula qaraxday duleedka Dhoobley

Posted on July 9, 2019July 9, 2019 by News Office

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhimatay saddex kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii gaari nooca Caana-diiqda loo yaqan ah… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyadda ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo mamnuucay Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Isniinta maanta cod aqlabiyad leh ku mamnuucay in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close