Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khayre Gaalkacyo midaysan waa Soomaaliya midaysan Gaalkacyo nabad ahna waaa Soomaaliya nabad ah

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane;  Xasan Cali Khayre ayaa Maanta dhagax dhigay Hoyga nabadadda Magaalada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Madaxweyne Deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Ergayga Midow-ga Europe ee Soomaaliya

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga Midowga Europe uu dhowaan usoo… Sii akhri

Dagaal Culus oo ka socda degaanka Dhoob ee gobolka Sanaag

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda Col. Caarre uu… Sii akhri

Warbixin: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyay

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee Puntland.… Sii akhri

Falcelin: Jaamacadaha Puntland iyo Talyaaniga

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by Liban Yusuf

 Waxaan jeclahay inaan faallo yar ku darsado maqaal kooban oo lagu qoray Puntland Post taariikhdu markey ahayd Juun 6, 2019,… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo geba-gabeeyay safarkiisi debadda

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Dubai ee xarunta ganacsiga… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo maamulka Muuse Biixi u jeediyay dhaliil, soona saaray Digniin

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay inay la dirirayaan kuwa dhirta u beddela dhuxusha

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Islaam] ayaa ka hadlay xaaladaha ka jira deegaannada uu maamulkiisu ka taliyo,… Sii akhri

Muuse Biixi oo sheegay in Somaliland laga aqoonsaday magaalo ku taalla dalka Ingiriiska

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Golaha degaanka magaalada Birmingham ee waddanka Ingiriiska ay dal madax-bannaan u aqoonsadeen… Sii akhri

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo xukun dil ah ridday

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka oo Arbaco ah xukun dil ah ku fulisay saddex… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close