Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baargaal: War-murtiyeed laga soo saaray Shir u socday Beelaha Aadan Cabdiraxmaan

Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu Puntland waxaa lagu gabagabeeyay shirar muddo u socday beelaha  Aadan Cabdiraxmaan, waxaana laga soo saaray… Sii akhri

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by Liban Yusuf

Xukunkii lagu riday weriye Coldoon oo la sheegay in ay soo qortay madaxtooyada Somaliland

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Xubno ka tirsan ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, abwaaniin iyo qareennada difaaca weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa si adag u… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Wafdiga gudoomiyaha Golaha shacabka BJF soomaaliya Amb Mohamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa waxaa Ku wehlinaya xilibaano , wasiiro katirsan xukuumadda… Sii akhri

Wasiir Beyle oo la kulmay Guddiga deyn cafinta Soomaaliya

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn… Sii akhri

Hoggaanka dhaqanka Cadaado oo diiday in ay la kulman Khayre

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Hoggaanka dhaqanka degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sida la sheegayo gebi aanba diiday in ay la kulmaan Ra’iisul wasaaraha… Sii akhri

Diktreeto: Wasiiru-dowlihii Dastuurka Puntland oo loo beddelay wasaaradda Caddaaladda

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Madaxweyne Deni ayaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Arrimaha Dastuurka u bedelay Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane… Sii akhri

DFS oo ku celisay cafiskii madaxweyne Farmaajo u fidiyay dhalinyarada ka soo baxa Al-shabaab

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Maxamed (Amardambe) oo la hadlay wakaaladda wararka SONNA ayaa ku celiyay in uu… Sii akhri

Dikteeto: Madaxweyne Deni oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 35 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Agaasimaha Guud… Sii akhri

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo ku wajahan magaalada Xuddur

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa lagu wadaa in uu Isniinta… Sii akhri

Qarax aad u culus oo ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax gaari oo inta badan laga maqlay Muqdisho ayaa ka dhacay goor-dhaw agagaarka isgoyska Digfeer ee Muqdisho,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close