Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax aad u culus oo ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax gaari oo inta badan laga maqlay Muqdisho ayaa ka dhacay goor-dhaw agagaarka isgoyska Digfeer ee Muqdisho,… Sii akhri

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by PP-Muqdisho

Kulan Muqdisho ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Ergay ka socday Q/Midoobay

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay u qeybsanaha Taageerada Hawl-gallada ee Xoghaya Guud ee… Sii akhri

Maxkamadda magaalada Hargeysa oo xukun ku ridday weriye Cabdimaalik Coldoon

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa saaka saddex sano iyo lix bilood oo xarig ah ku ridday weriye Cabdimaalik… Sii akhri

Al-shabaab oo goob fagaare ah dad ku laayay

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose ku toogtay afar ruux oo ay saddex kamid… Sii akhri

Dagaal beeleed markale ka qarxay degaanno hoosyimaada degmada Ceel Afweyn

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen dagaal gelinkii dambe ee shalay laba malayshiya-beeleed ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo agaasimayaal cusub magacaabay

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Hanti-dhowrka Guud… Sii akhri

Madaxweynaha K/Galbeed oo xalay fageere kuyaala Xudur kula kulmay bulshada

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by News Office

Madaxhaweynaha maamulka Koonfur Galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo ay wehiyaan qaar kamid ah xubnaha maamulkiisa iyo taliyaal ciidan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo Villa Somalia digniin ku siisay in aysan fara-gelin doorashada Jubaland

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa uga digtay xukuumadda Federaalka Soomaaliya fara-gelinta qaawan ay ku hayso doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Jubaland oo sida… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo dameer ciyay ku tilmaamay dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Guinea conakry ee ku yaalla galbeedka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo gebi ahaanba diiday xisaab-xirka Miisaaniyadii Puntland ee 2018

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Puntland oo maalmahan ka doodayey, xisaab-xirka Miisaaniyaddii Puntland ee 2018 ee wasiirka Maaliyaddu uu Golaha horkeenay 30-June-2019,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close