Puntland oo beenisay in ay kaalin ku leedahay colaadda Suudaan
Dowladda Puntlnd ayaa beenisay in ay wax lug ah ku leedahay colaadda Sudaan iyo in garoonka Boosaso looga duulo, taa badalkeeda waxay…
Open this website in Safari first.
Dowladda Puntlnd ayaa beenisay in ay wax lug ah ku leedahay colaadda Sudaan iyo in garoonka Boosaso looga duulo, taa badalkeeda waxay…
Golaha wasiirada Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ayaa soo saaray labo go’aan oo Puntland ku doonayso in ay uga maaranto…
Madaxweyne Siciid Cabullaahi Deni ayaa maanta safar aan la shaacin ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo saaxiib dhow la ah Puntland.…
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa gacanta ku dhigay markab shidaal siday oo shirkad Giriiga leedahay, sida ay baahisay wakaaladda warar ee AP.…
Wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa ka hadlay ciidamada PSF ee Puntland, kaddib markii ay shalay senatarro ka tirsan aqalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysa ka hadashay dilkii caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo Maraykanku ku dilay meel dhow Badhan 13…
Natiijada doorashadii duqa magaalada Minneapolis ayaa lagu dhawaaqay, waxaana ku guuleystay Jacob Frey. Frey ayaa ku guuleystay tirinta cododka doorashadii labaad iyo saddexaad,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lixdii bilood ee u dambeeyay ay dalka ka dhaceen 220 duqeymood oo lagu dilay 868 xubnood…
Booliska Puntland ayaa maanta si rasmi ula wareegay Jaamac Cabdi Maxamuud oo dhawaan laga soo qabtay dalka Ruwanda, kaas oo ku eedeysan…
Siyaasi Jaamac Shabeel oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari. Siyaasi Shabeel…