Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Al-shabaab iyo dowladda Federaalka ay dhib ku hayaan shacabka Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay, in ay ku fashilantay Sugidda Amniga magaalada Muqdisho… Sii akhri

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay qodoba kala duwan

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa hanbalyo u diray Shacab waynaha Puntland xuska sanad guurada 21-aad… Sii akhri

Akhriso: Khudbaddii madaxweyne Deni ka jeediyay munaasabadda 1-da Agoosto

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Dowladda FederaalkaGuddoomiye K/X Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dowladda FederaalkaMadaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland,Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda PuntlandGolayaasha… Sii akhri

Muuqaal cajiiba oo soo bandhigaya dabbaal-degii 1-da Agoosto ee barxadda Garoowe lagu qabtay

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Halkaan hoose ka daawo muuqaal si cajiiba u soo bandhigaya sida maanta Garoowe looga dabbaal-degay xuska sannad-guuradii 21-aad aas’aaskii Puntland… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo geeriyooday

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaaladda Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa ku geeridooday dalka Qatar oo todobaadkii hore loo… Sii akhri

Sawirro dheeriya: Dabbaal-dega Xuska 1-da Agoosto ee Garoowe lagu qabtay

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Xuska sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland ee 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyay Jinsiyaddiisii labaad ee Maraykanka

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta oo Khamiis ah dib u celiyay Jinsiyaddiisa labaad oo ka haystay… Sii akhri

Garoowe oo si weyn looga xusay sannad-guurada aas’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayey, Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay dowladda Puntland oo ku beegan 1-Agoosto… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo hambalyo u diray Puntland ku hambalyeeyay Munaasabadda 1-Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan shacabka iyo dowladda Puntland ugu hambalyeeyay xuska Sannad-guuradii 21-aad ee… Sii akhri

Ciidan Somali ah oo Tababar sare soo Qaatay oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidammo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, kuwaasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close