Wasiir Beyle oo ka hadlay sababaha ay lacagta cusub ee Shilling Soomaaliga u daabici waayeen & deyn cafinta Soomaaliya

Wasiirka maaliyadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya, waxyaabaha hortaagan daabacaadda lacagaha cusub ee shilling Soomaaliga iyo hantida qaranka ee ku maqan gacmaha shacabka.

Mudane Beyle ayaa sheegay in arrimaha deyn cafinta dalka ay qaadaneyso kashaqaynteeda muddo afar sano ah,sidoo kalena mudo toban sano ah aysan Soomaaliya soo qaadan karin wax amaah ah ilaa ay iska bixiso misa loo cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Dhanka kalena, wasiirk ayaa sheegay in daabicista lacahagaha Shillin Soomaaliga ah ay u baahan tahay in loo helo lacagtii lagu daabici lahaa taas oo kabadan walow uu sheegay inay lacagtaasi bar kamid ah gacanta kuhayaan.

DAAWO

PUNTLANDPOST