Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidan Somali ah oo Tababar sare soo Qaatay oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidammo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, kuwaasoo… Sii akhri

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay dilka Sudaan xalay lagu dilay Xarunta Jubbaland

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhamaan shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelladii uu… Sii akhri

Toos: Munaasabadda Xuska aas’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo, sannad-guurada 21-aaad ee ka soo wareegtay aas’aaskii dowladda Puntland, ayaa hadda ka socota barxadda weyn… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray dhisme maamul oo dib loo dayac-tiray

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda, Ibrahim Mahad-Alle ayaa xariga ayaa ka jaray… Sii akhri

Puntland: Maalinta Weyn ee 1-d Agoosto oo loo dabbaal-degayo

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay dowladda Puntland oo ku beegan 1-Agoosto 1998-dii, ayaa saaka oo Khamiis… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Madaxa… Sii akhri

Guddoomiye Bukhaari oo ballan-qaad u sameeyay Baarlamanka Puntland

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in Aqalka sare ay… Sii akhri

Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka oo khudbado u jeediyayGolaha Wakiilada Puntland

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay fadhiga 23-aad ee Kal-fadhiga Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Guddoomiyaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo sheegay in shacabka Waqooyi aysan ka midaysneyn goosashada Somaliland

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dadka ka soo jeeda gobollada Waqooyi… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo heshiis cusub kala saxiixday

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ururka Iskaashiga Islaamka u ogolaatay in uu xarun Ergo-goboleedka furto magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close