Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ka dhashay shil-gaari oo dad badan ku laayay dalka Masar

Wasaaradda Caafimaadka waddanka Masar, ayaa shaacisay in 17 ruux ay ku dhinteen, 32 kalena ay ku dhaawacmeen, qarax ka dhashay… Sii akhri

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Marwada Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ballan-qaadyo u samaysay Haweenka Puntland

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Marwada Madaxweynaha Dowladda Puntland Marwo Ijaabo Maxamuud Yuusuf oo ay weheliso Marwada Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Luul Yuusuf Xasan,… Sii akhri

Daacish oo sheegatay qaraxii uu ka badbaaday Shire Xaaji Faarax

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax miino oo saaka gudaha magaalada Boosaaso lagula eegtay wasiirkii hore ee Qorshaynta dowladda Puntland… Sii akhri

Guddoomiye Dhoobo: Waxaa Baarlamanka Puntland ka dhacay waxaan weligiis dhicin oo unique ah

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland, Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) iyo madaxweynihii hore ee Puntland haatana ah, xildhibaan ka tirsan Golaha… Sii akhri

Xisbiga Waddani: Xukuumada Somaliland way qaawantahay anaguna waa sii qaawinaynaa

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Xisbiga ee… Sii akhri

Laba xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Laba xubnood oo ka tirsanaa malayshiyaadka Al-shabaab ayaa Maanta isku soo dhiibay Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Diinsoor… Sii akhri

Degdeg: Toogasho kale oo hadda ka dhacday Maraykanka

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Ugu yaraan 9 ruux ayaa ku dhintay halka 16 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho goor dhoweyd ka dhacday gobolka Ohio… Sii akhri

Eng Yariisow oo aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha… Sii akhri

Dowladda Iran oo qafaalatay markab kale oo shisheeye

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Jamhuuriyadda islaamiga ah ee Iran ayaa mar kale maanta oo Axad ah markab ajinabi ah ka qabsatay gacanka Cumaan, sida… Sii akhri

Boosaaso: Wasiirkii hore ee Qorshaynta Puntland oo ka badbaaday qarax lala eegtay

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Hal askari oo ka tirsan ilaaladad wasiirkii hore ee Qorshaynta dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ku dhaawacmay qarax goor… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close