Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa ka jira in shirkadda DAALLO AIRLINE laga mamnuucay Garoomada Puntland?

Agaasimaha guud ee wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan Cali Yuusuf (Xoosh), ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin… Sii akhri

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Shirkii madaxweynaha Jubaland iyo taliyaha AMISOM oo war laga soo saaray

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa ka warbixiyay shir… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo shir uga qayb-gelaya dalka Koonfur Afrika

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Johannesburg ee dalka… Sii akhri

Dawladnimadu ma af keliya ayey ku soo hartay?

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by Desk

Dawladnimo marka laga hadlayo micne ahaan si guud erayga waxa weeye in wadan uu leeyahay dad loo igmaday inay hogaamiyaan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay buuxisay dhammaan shuruudihii Deyn Cafinta

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo Axad ah guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee looga hadlo… Sii akhri

Taliyaha ciidamada AMISOM oo Kismaayo kula shirsan madaxweynaha Jubaland

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Taliyaha guud ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Ticabu Yilma iyo wefdi saraakiil ciidan ah oo uu… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo dil ku fulisay rag lagu helay Al-shabaabnimo

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saaka dil toogasho ku fulisay laba nin oo lagu helay in ay ka… Sii akhri

Turkiga oo ku dhawaaqay in uu hawlgal militari ka fulinayo gudaha waddanka Syria

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu hawgal militari ku qaadi doono kooxaha Kurdiyiinta Maraykanku… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo kormeeray ciidan tababar loo soo xiray

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer dhiirri-gelin iyo dardaaran ah ugu tegay ciidamo tababar loogu soo… Sii akhri

Libya: 40 ruux oo ku dhintay xaflad aroos oo la duqeeyay

Posted on August 5, 2019August 5, 2019 by News Office

Ugu yaraan 40 ruux ayaa sida la sheegay ku dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii duqeyn cirka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close