Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Djibouti
Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka sarre ayaa xarunta madaxtoyada dalka Djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda…