Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Puntland oo u hambalyeysay xildhibaannada cusub ee Jubaland

Xukuumadda Puntland ayaa hambalyeysay xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Jubaland oo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada… Sii akhri

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by News Office

Somaliland oo shaacisay koror ku yimid dadkii ku dhintay weerarkii Ceel Afweyn iyo cidda loo soo qabtay

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay korortay tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay weerar ay shalay malayshiya-beeleed hubaysan ku… Sii akhri

Puntland oo beenisey in ajaaniib lagu addoonsado xeebeheeda

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaale ajaaniib ah oo siyaabo kala… Sii akhri

Barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta la dhaariyey.

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu dhaarinayey barlamaanka cusub ee dowlad… Sii akhri

Taliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay Dhuusamareeb.

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Taliska iyo saraakiisha ciidamada Ahlusuna iyo Galmudug ee ku biiray taliska 21aad ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamareeb kaga dhawaaqay… Sii akhri

Dowladda Koonfurta Kuuriya oo ciidamo dheeriya u soo diraysa Xeebaha Soomaaliya

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by News Office

Dowladda kuuriyada Koonfureed ayaa qorshaynaysa in ay 300 oo askari oo dheeriya u soo dirto Xeebaha Soomaaliya ee Gacanka Cadmeed… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku kulmay dalka Sacuudiga

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo wasiirkiisa Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Musharraxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay inaysan aqoonsanayn xildhibaannada cusub

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Jubbaland ay xalay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada cusub ee golaha baarlamaanka Jubbaland… Sii akhri

Xilliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta ee lagu qabanyo Dhuusamareeb oo la shaaciyay

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeeb (PP) ─ Kulan ay magalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug ku yeesheen guddiga qaban-qaabada shirka dib-u-heshisiinta Galmudug ayaa waxay soo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyey ee hardanka doorashada Jubbaland

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garaw xoogan oo ku aadan doorashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close