Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta loo doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Bosaaso ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Bosaaso iyadoo… Sii akhri

Posted on July 9, 2025 by News Office

Puntland oo faahfaahin ka bixisay doonni ka soo caariday xeebaha Mudug

Posted on July 9, 2025 by News Office

Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faahfaahin ka bixisay doonni ku soo caariday xeebta Il-Foocshe oo ka tirsan… Sii akhri

Puntland oo taageertay mowqifkii Isimada dhaqanka Sanaag iyo Haylaan ka qaateen Maamulka khaatumo

Posted on July 9, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay salaadiinta dhaqanka Sanaag iyo Haylaan, kuwaasi oo buuxda u caddeeyay in… Sii akhri

Maxaa ka jira in doon hub iyo ajaanib sidday lagu qabtay xeebaha Puntland?

Posted on July 9, 2025 by News Office

Saacadihii u danbeeyay waxa baraha bulshada qabsaday warar is khilaafsan oo ku saabsan doonni shalay ka soo caariday xeebta degaanka… Sii akhri

Way fiicnaan lahayd in Madaxweyne Deni qaato taladii Madasha Puntland kaddib aqoonsigii SSCK

Posted on July 8, 2025July 9, 2025

“Maantana far baa maydh la’, ha ii fadhiyo geelu” Arraweelo Laascaanood ( Faallo) — Puntland waxay ka kooban tahay lix gobol marka… Sii akhri

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo

Posted on July 8, 2025 by News Office

Isimmada Dhaqanka Gobollada Sanaag iyo Haylaan oo Warsaxaafadeed Rasmi ah soo saaray ayaa si buuxda u caddeeyay in ay ka… Sii akhri

Mas’uul hore oo ka hadlay arrinta Sanaag, SSC-Khaatumo iyo Puntland

Posted on July 8, 2025July 8, 2025 by Desk

Agaasimihii hore ee Hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa ku tilmaamay arrimaha ka socda degeenaanno ka… Sii akhri

Abwaan Cabdirashiid oo lagu wado in uu ku dhawaaqo in uu iska casilay xildhibaankii Puntland

Posted on July 8, 2025 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ku dhawaaqo in uu… Sii akhri

Mareykanka oo xalay duleedka Boosaaso ku weeraray horjooge iyo firxad ka tirsan Daacish

Posted on July 8, 2025 by News Office

Ciidamada Mareykanka ayaa xalay weerar xooggan ku miray bartilmaameedyo oo dhaca togga Baallade oo dhinaca koonfur bari ka xiga magaalada… Sii akhri

Abwaan: Deni wuxu soo raraya qabiilkiisa si uu xoog ugu soo dejiyo dhulka Reer Maakhir

Posted on July 8, 2025July 8, 2025 by News Office

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka) oo ka tirsan golaha Baarlamaanka Puntland horena u soo noqday guddoomiyaha golaha ayaa ku eedeeyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close