Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ka soo horjeestay go’aano ka soo baxay maamulka gobolka Bari

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, kaasi oo bulshada… Sii akhri

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Muxuu ka hadlay duqa caasimadda Garoowe?

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, Axmed Siciid Muuse oo khudbad u jeediyay, Kalfadhiga 27-aad ee golaha degaanka Garoowe ee saaka furmay, ayaa… Sii akhri

Kalfadhiga golaha degaanka Garoowe oo saaka furmay

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Waxaa saaka xarunta PDRC ee caasimadda Puntland ka furmay, kalfadhiga 27-aad ee golaha degaanka degmada Garoowe. Kalfadhiga waxaa ka soo… Sii akhri

Barlamaanka Puntland oo miciyaha u sifaysanaya la xisaabtanka xukuumada

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by cph

Barlamaanka dowladda Puntland, ayaa gobolada u kala diray guddiyo kala duwan oo warbixino kasoo diyaariya xaaladaha gobolada iyo in ay… Sii akhri

Mid kamid ah culimaa’udiinka Puntland oo shil gaari ku dhaawacmay

Posted on October 4, 2019October 4, 2019 by News Office

Sheikh Axmed Daahir Xasan Xuseen oo kamid ah culimaa’uddiinka waaweyn ee Puntland ayaa galabta ku dhaawacmay shil gaari oo ka… Sii akhri

Maamulka gobolka Bari oo faahfaahin ka bixiyay awaamiir uu soo saaray oo la xiriira sugidda amniga Boosaaso

Posted on October 4, 2019October 4, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka kowaad, ahna ku-simaha guddoomiyaha gobolka Bari, Axmed Cali Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post,… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dacwadda Badda

Posted on October 4, 2019October 4, 2019 by cph

Dowladda Soomaaliya ayaa diiday in mar kale dib loo dhigo dacwadda Badda, kadib markii Kenya codsatay in 12 bilood dib… Sii akhri

Wasiir Cawad oo ka hadlay muhiimadda dib u-furista Safaaradda Soomaaliya ee Washington

Posted on October 4, 2019October 4, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad , ayaa faah-faahin ka bixiyay muhiimadda ay leedahay dib u furista… Sii akhri

Waa goorma Caleemo saarka madaxweyne Axmed Madoobe?

Posted on October 4, 2019October 4, 2019 by cph

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa iclaamiyay in xaflada caleemo saarkiisa ay dhicidoonto sagaalka bishaan Actober, kadib markii dhawaan dib loo dhigay… Sii akhri

Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay tababarka ciidamada

Posted on October 3, 2019October 3, 2019 by News Office

Shirka todobaadlaha ee golaha Wasiirada Puntland, oo khamiista maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada ee magaalada Boosaaso, ayaa looga hadlay; Amniga,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close