Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Daawada gaaska ee Ranitidine oo la ogaaday in laga qaado Kansarka.

Baaristii ku socotay daawada gaaska ee “Ranitidine”, kuna magac dheer “Zantac” ayaa soo gabagabowday, waxaana la xaqiijiyay inay sax tahay… Sii akhri

Posted on October 6, 2019October 6, 2019 by cph

Ka dib canaantii Madaxweyne Deni wasiiraddiisa oo bilaabay olole ismuujin ah

Posted on October 6, 2019October 6, 2019 by cph

Kadib canaantii Madaxweyne Deni uu kula kacay golihiisa wasiiradda, ayaa dhalisay in qaar kamid golaha wasiiraddu bilaabaan olole ismuujineed. Xubno… Sii akhri

Wasiir Janan oo maanta la soo taagay maxkamadda gobolka Banaadir

Posted on October 6, 2019October 6, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay maxkamad soo taagtay Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga… Sii akhri

Puntland: Doonni kalluumeysi oo lagu waayay xeebaha Badda Cas oo saaka dib loo helay

Posted on October 6, 2019October 6, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Guardafui Maxamuud Axmed Caynab iyo wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa warbaahinta Puntland Post… Sii akhri

Puntland Post oo wareysatay Maxamed Cabdi Horeeye oo ah keyd haye taariikhda Puntland

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by cph

Warbaahinta Puntland Post ayaa maanta wareysatay kayd haye sare Maxamed Cabdi Cabdulle (Horeeye) oo gacanta ku haya ducementiyo taariikhihi ah… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM… Sii akhri

Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo Golaha Degaanka Garoowe uga digay in ay khilaaf iyo buuq abuuraan

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Wasiirka Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo maanta hadal kooban ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga… Sii akhri

Puntland oo dalbatay in maxkamad loosoo taago xildhibaano lagu eedeeyay inay afduubteen duqa Garowe

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by cph

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha dowladda Puntland Abdiweli Mire Xirsi, ayaa ku baaqay in si degdeg ah sharciga la horgeeyo… Sii akhri

Gu’jir : Duqu in uu idiin shaqeeyo in uu umada u shaqeeya ka fiicane ku gacan-siiya

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) oo hadal ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 27-aad ee golaha degaanka Garoowe, ayaa sheegay… Sii akhri

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ka soo horjeestay go’aano ka soo baxay maamulka gobolka Bari

Posted on October 5, 2019October 5, 2019 by News Office

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, kaasi oo bulshada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close