Video article Dowladda Puntland oo shaacisay in xal rasmiya laga gaaray ciidamo gadood ka sameeyay Boosaaso
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta…