PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Shacab xiray waddada gasha Boosaaso

Shacab ka cabanaya go’aan ay dowladda Puntlnd ku soo rogtay deegaanka Tisjiic ee degmada Boosaaso ayaa maanta bannaanbax ka dhigay tuulada Yalho…

Warka

Howlgallo ka socda Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maalintii saddexdaad oo xiriir ah howlgallo xoogan ka wada togga Baallade ee buuraleyda Calmiskaad, halkaas oo laga sifaynayo haraadiga…