Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Yaa la saadaalinayaa in uu beddelo haddii uu xilka banneeyo guddoomiye Dhoobo?

Xildhibaan Cabdirashiid  Yuusuf Jibriil oo loo yaqaan (Abwaan Cabdirashiid) ayaa loo saadaalinayaa in uu beddelo guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, haddii uu… Sii akhri

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Guddoomiye Dhoobo oo la sheegay in uu is casilayo kadib markii mooshin laga gudbiyay

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Ilo’ wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed uu qorshaynayo in uu is casilo saacadaha… Sii akhri

In ka badan 40 mudane oo mooshin ka gudbiyay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

In ka badan 40 mudane oo ka tirsan xildhibaannada golaha Wakiilada Puntland, ayaa mooshin xilka qaadis ah ka gudbiyay guddoomiyaha… Sii akhri

Xildhibaannada golaha Wakiilada Puntland oo lagu wargeliyay in ay saaka soo xaadiraan xarunta Baarlamanka

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Xog-hayaha guud ee golaha Wakiilada dowladda Puntland Cabdirisaaq Xiddig Warsame oo gelinkii dambe ee xalay farriimo u diray mudanayaasha Baarlamanka,… Sii akhri

Garowe: Khasaare ka dhashay is-rasaaseyn ka dhacday xarunta Baarlamaanka

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamo kawada tirsan Puntland ayaa caawa fiidkii isku rasaaseeyey afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti uu hogaaminayo Safiirka dalka Sweden… Sii akhri

Wefdi ka socda Puntland oo u safray waddanka Ethiopia

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgeshiga dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u safray waddanka Ethiopia,… Sii akhri

Dowladda Denmark oo taageero horleh u ballan-qaadday Soomaaliya

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka arrimaha dibedda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo Maanta booqasho ku yimid… Sii akhri

Puntland: Guddoomiye Dhoobo oo fasax kooban u diray Baarlamanka kadib markii mooshin laga keenay

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo), ayaa maanta oo Arbaco ah fasax saddex maalmood ah u diray xildhibaannada golaha… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo eedayn kulul u jeediyay shirkadda DP World

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Guddiga Hawlaha Guud iyo Ganacsiga Baarlamanka Puntland oo ka warbixiyay kormeero ay ku sameeyeen afar kamid ah wasaaradaha Puntland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close