Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Soomaaliya oo mar kale digniin ka soo saartay fatahaado laga cabsi qabo

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa mar kale digniin ka soo saartay fatahaado laga cabsi qabo in roobabka dayrtu ay ka sameeyaan… Sii akhri

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in ay bixin doonto Shatiyo shidaal baaris ah

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa shaacisay in ay bisha soo socota ee Disembar ku dhawaaqi doonto qorshaha bixinta shatigii u horreeyay… Sii akhri

Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay waddanka Thailand

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Booliska waddanka dalka Thailand ayaa laga soo xigtay  in ugu yaraan 15 ruux  ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sidii loogu tala-galay u socdo gurmadka Fatahaadaha

Posted on November 6, 2019November 6, 2019 by News Office

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlaha gurmadka ee loo sameynayo dadka Fatahaado saameysay gargaarkii… Sii akhri

Ciidanka PSF oo diiday in wax laga ogaado dadka ku xiran xarumahooda

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Guddiga Xuquuqul Insaanka Baarlamanka Puntland oo maanta warbixin siiyay mudanayaasha golaha wakiilada, ayaa soo bandhigay heerka Xuquuqda Insaanka iyo dembiyadii… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo loo gudbiyay cabasho la xiriirta duqeymo lagu laayay dad rayid ah oo ka dhacay gobolka Bari

Posted on November 5, 2019December 9, 2019 by News Office

In ka badan 20 xubnood oo ka kooban cuqaasha iyo nabaddoonada gobolka Bari, ayaa dowladda Puntland u gudbiyay cabasho ka… Sii akhri

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Qaaradda AFrika oo la kulmay madaxweyne Farmaajo

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika, Jeneraal Stephen Townsend, oo manta booqasho aan la sii shaacin ku tegay magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo furay Shirka Madasha Maamul Baahinta ee Puntland

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa furay madasha Maamul baahinta Puntland, taas oo uu u jeedadiisu tahay… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gurmad gaarsiiyay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxay gaarsiiyay Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii… Sii akhri

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay Laascaanood

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Hal ruux ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay, afar kalena waa ku dhaawacantay, kadib markii gaari yar oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close