In ka badan 36 qof oo ku naf-waayay Fatahaado ka dhacay Uganda
Mas’uuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay daadad socday muddo todobaad ah ay gaartay 36 qof ayna kumanaan qof…
Open this website in Safari first.
Mas’uuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay daadad socday muddo todobaad ah ay gaartay 36 qof ayna kumanaan qof…
Dagaal ayaa maanta mar kale ka dhacay bariga gobolka Mudug, kaas oo u dhexeeyey maleeshiyo beeleedyo. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanno hoostaga…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Askari loo heysto dilka haweeney ganacsato ahayd. Askariga…
Magaalada Dooxa ee dalka Qadar waxaa maanta ka furmay Shirka 7aad ee ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka musumaasuqa. Shirka waxaa isla…
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Sarreeye/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, ayaa shaqadooda u fasaxay Taliya Qeybta Booliiska gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Mu’min Cabdi…
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hortimid guddi ay dhistay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta saree e Soomaaliya.…
Ganacsade Cawil Saalax Jaamac oo ku sugan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa Puntland Post u xaqiijiyay in laba ruux lagu la’yahay,…
Sida ay xaqiijiyeen ilo’ xog-ogaal ah, waxaa Boosaaso ka socda wada-hadal u dhexeeya xubno ka tirsan odayaasha dhaqanka gobolka Bari iyo xukuumadda…
Saraakiil ciidan oo diiday in magacyadooda la xigto, ayaa warbaahinta Puntland Post u sheegay in Dr Muuse Cali Jaamac oo ku xiran…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo dhammaantood hal qoys ahaa ay dhinteen, kadib markii…