Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay laba ajaanib ah oo ka tirsan Firxadkii kooxda Daacish

Ciidanka Goodir ee Birmadka Booliska Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Gaaca ee Boosaaso ayaa aroornimadii hore ee saaka gacanta… Sii akhri

Posted on September 9, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo saaka u dhoofay dalka Imaaraatiga Carbeed kaddib markii uu marti qaad ka helay

Posted on September 9, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa saaka u safray dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii uu ka helay marti-qaad rasmi ah sidaan ka… Sii akhri

Puntland oo ka hortimid hannaanka fiisaha Online-ka ah oo dowladda Soomaaliya hirgelisay

Posted on September 9, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ka hortimid hannaanka fiisaha danabaysan oo dowladda Soomaaliya ku soo rogtay dhammaan dadka ku safraya baasaboorrada shisheeye… Sii akhri

Wasiir Juxaa ma taageerin biyoxireenka Itoobiya, Dowladda Soomaaliya ayaa 2020kii taageertay

Posted on September 8, 2025September 9, 2025 by cph

Muqdisho (Faallo) — Baraha bulshada Soomaali badan ku faradirirto (sida Twitter (oo hadda X ah) waxaa shalay aad u saameeyay… Sii akhri

Ethiopia Airlines and Flydubai Comply with Somalia Visa Requirements for Foreign Passengers

Posted on September 8, 2025October 6, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Two major airlines frequently used by Somalis and foreign nationals travelling to Somalia have fully… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo ku fashilmay dib u dhigistii doorashada ururka Al-gabbal

Posted on September 8, 2025 by News Office

Waxaa maanta si rasmi ah loo xalliyay Khilaaf iyo is-marin-waa ka taagnaa qabsoomidda doorashada guddoonka ururka Al-gabbal oo ay ku… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo saaka qabsaday xaruntii degmada Gaalkacyo

Posted on September 8, 2025 by News Office

Ciidamada Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka xirtay xaruntii degmada, islamarkaana shaqaalihii u diiday… Sii akhri

Garoowe oo lagu qabtay Xaflad hordhac u ah daah-furka Biyo-xireenka Itoobiya ka hirgelisay webiga Niilka

Posted on September 8, 2025September 8, 2025 by News Office

Qunsuliyadda dowladda Itoobiya ee magaalada Garoowe ayaa xaflad hordhac ah u qabatay munaasibadda Xarig-jarka Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ka hirgelisay… Sii akhri

Somalia Moves to Standardise Road Tax and Vehicle Checks

Posted on September 7, 2025October 6, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The Finance Ministry of Somalia has introduced a transport monitoring system. The new system will… Sii akhri

Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo digniin ka soo saaray xuquuq la’aanta ku dhacday shaqaalaha iyo ciidamada Puntland

Posted on September 7, 2025 by News Office

Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo qoraal ka soo saaray xuquuq la’aanta xukuumadda madaxweyne Deni ku samaysay shaqaalaha iyo ciidamada difaaca… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close