Daacish oo dhaqdhaqaaqyo horleh ka bilowday buuraleyda Qandala
Wararka ka imaanaya degaannada ku teedsan buuraleyda degmada Qandala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaqdhaqaaqyo cusub ka wadaan malayshiyaad…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya degaannada ku teedsan buuraleyda degmada Qandala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaqdhaqaaqyo cusub ka wadaan malayshiyaad…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, halkaas oo uu qayb-gelayo kulan Madaxeed…
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Burkina-faso ee Ouagadougou. Guddoomiyaha waxaa Garoonka diyaaradaha…
Dableey hubaysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Nabadoon caan ah oo magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Yuusuf Siicow (Shabeel). Kooxda oo bastoolado…
Hoggaamiyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ayaa maalmaha soo socda kulan ku yeelan doona magaalada Asmara. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qoraal…
Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Pro. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee…
Warbaahinta Puntland Post, ayaa xog dheeriya ka heshay kulamo gaar-gaar ah, oo safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yukio Yamamoto uu maalmo ka hor…
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland TPEC ayaa maanta xarunta dhexe ee magaalada Garowe kulan kula qaatay xubno ka socday bulshada rayidka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan ciidamada dowladda oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya howl-gallada ka…
Madaxa Xukuumadda Galmudug oo ka tirsan Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray, mar kale…