Dowladda Uganda oo dacwad ku oogtay Baadari ka hadlay Coronavirus
Dowladda Uganda ayaa ku eedaysay baadari dalkeeda u dhashay in uu dadka taabacsan u sheegay in cudurka safmarka ah ee Covid-19 uusan…
Open this website in Safari first.
Dowladda Uganda ayaa ku eedaysay baadari dalkeeda u dhashay in uu dadka taabacsan u sheegay in cudurka safmarka ah ee Covid-19 uusan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta…
Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu’jir, oo xalay u geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo lagula eegtay magaalada…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilkii ka qaaday taliye ku xigeenkii qeybta Booliiska gobolka Bari, G/dhexe Cabdirashiid Barre Maxamed Aaamusane.…
Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya ugu dhawaaqday, in gebi ahaanba bandow lagu soo rogay isu-socodka dadka iyo gaadiidka dhammaan magaalooyinka Puntland, laga…
Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay, in heegan buuxa la geliyay dhammaan ciidamada kala duwan ee dowladda Puntland, si ay uga hawlgalaan qorshaha sugidda…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha naxariistee, guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la hakiyo Canshuurta iibka ee loo yaqaan Sales Tax, inta uu socdo ololaha la…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo xalay khadka Teleefomka kula hadlay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xukuumadda iyo shacabka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu’jir oo…