Boqor Burhaan oo saaka ku soo wajahan magaalada Qardho
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa saaka ku soo wajahan Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah isimada waaweyn… Sii akhri
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa saaka ku soo wajahan Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah isimada waaweyn… Sii akhri
Maanta oo Khamiis ah waxaa dhaqan geliya go’aankii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojisay dhammaan duullimaadyada Caalamiga ah si looga… Sii akhri
Ilaa 5 qarax ayaa la maqlay Aroornimadii hore ee saakay, waxaana la sheegay in ay ahaayeen Miinooyin lagu dhajiyay Kaamirooyinka… Sii akhri
Jubbaland iyo xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho, ee la baxay Madasha xisbiyada Qaran, ayaa ka hadlay go’aanadii la sheegay in… Sii akhri
Guddiga qaban-qaabada caleema-saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa dib u dhigay munaasabadda Caleema saarka oo dhici lahayd 26-ka… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ergayga Gaarka ah ee… Sii akhri
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqey in la xirayo Waaxda Faraha ee Xarunta Hay’adda dambi baarista ee CID-DA sababo… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay, in ay dhisayso ciidamo hal dhinac ka raran oo aan isu’ dheelli… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah… Sii akhri