Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Africa could see 300,000 coronavirus deaths this year

JOHANNESBURG (AP) — Africa could see 300,000 deaths from the coronavirus this year even under the best-case scenario, according to… Sii akhri

Posted on April 19, 2020April 19, 2020

Militariga Soomaaliya oo AL-shabaab kala wareegay degaannada Bandhuub iyo Biilane ee gobolka Baay

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa ku warramaya in ciidamada Militariga dowladda Soomaaliya oo ay weheliyaan Daraawiishta Koonfur Galbeed ay… Sii akhri

Talo ku socota guddiga la dagaalanka xanuunka COVID-19 ee Puntland

Posted on April 19, 2020April 19, 2020

Mudanayaal, aniga oo og inaad u taagantihiin sidii shacabkeenna aad uga badbaadin lahaydeen masiibada ka soo fool leh xanuunka COVID19,… Sii akhri

Puntland oo kordhinaysa xarumaha la tacaalidda COVID-19

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in magaalo kasta oo ka tirsan Puntland laga samaynayo xarun caafimaad oo uu la xiriiro qof… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay natiijada dad laga baaray xanuunka COVID-19

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by News Office

Guddiga dowlad goboleedka Jubaland u qaabilsan ka hortagga xanuunka COVID-19 ayaa shaaciyay natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay qof… Sii akhri

Hirshabeelle oo wadda qorshe lagu xakamaynayo Fatahaadda webiga Shabeelle

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa bilowday qorshe lagu xakamaynayo fatahaad uu xilli roobaadyada sameeyo Webiga Shabeelle. Wasiirka Beeraha iyo waraabka Hirshabeelle… Sii akhri

DFS oo xaqiijisay inay kordheen xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u geeriyooday

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku… Sii akhri

Isu-socodka Gaadiidka Gobollada iyo Degmooyinka Puntland oo la mamnuucay

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland,  ayaa maanta oo Sabtiya mamnuucay dhammaan isu-socodka Gaadiidka u kala goosha Gobollada iyo Gegmooyinka Puntland,… Sii akhri

Barnaamij taakule dhaqaale lagu siin doono danyarta oo la daah-furay

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska… Sii akhri

Next Africa: G20 to IMF Give Poorest Countries Space to Breathe

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Africa has been given some financial oxygen. Urged on by French President Emmanuel Macron, the Group of 20 nations has called for… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close