Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay doorashada Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo ka codeeyay…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo ka codeeyay…
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka oo khamiis ah u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka golaha deegaanka…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay magaalada Garowe kaga qeyb-galay munaasabad lagu saxiixay heshiis is-afgarad (MoU) oo…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee mucaaradka ayaa markale ku celiyay in ay qaadacsan yihiin doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir oo la qorsheynayo in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda safar ku taga magaalada Nairobi ee dalka, halkaas oo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqbalay wadahadalkii ay ku baaqeen Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maalmo ka hor ku shiray…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in muddada loo kordhiyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), lana gaarsiiyo ilaa 31-ka…
Taliyihii guutada Afmeer Col. Sakariye Aadan Cali iyo shan askari oo kale ayaa dhaawac soo gaaray, kaddib markii is-rasaaseyn dhexmartay ciidamo ka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in burbur ku yimid ciidanka xoogga dalka, taas oo ay keentay dhowr arrimood.…
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa xalay lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaaabi jiray Cabdullaahi Maxamed Xasan, kaas oo…