Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garashada Sancaysan (AI) oo loo adeegsaday samaynta qaansheegtooyin been-abuura ah

New York (Wararka PP) — Shirkado badan ayaa lagu khiyaamayaa qaansheegtooyin been-abuur ah oo lagu sameeyay garashada sancaysan (AI). Shaqaale… Sii akhri

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by cph

Xamse oo xilka ka qaaday mid ka mid ah golihiisa wasiirrada

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulshada, xildhibaan Yuusuf Maxmamed. Ra’iisul… Sii akhri

Muxuu yahay ajandaha kalfadhiga 57-aad ee Baarlamaanka Puntland?

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo insiin ah si rasmiga ah u shaaciyay ajandihiisa kalfadhiga 57-aad. Ajandaha waxaa lagu daray ka… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo isu diyaarinaya shir

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee dhawaan lagu dhisay Nairobi kana kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa yeelanaya shirkii ugu horreeyay,… Sii akhri

Sida Deni u maarayn karo kala-jabka siyaasadda Daaroodka

Posted on October 26, 2025October 30, 2025

Boosaaso (Faallo) — Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni waa hoggaamiye ku soo beegmay xilli u eg xilliyo hore oo beelaha Daaroodka ku… Sii akhri

Garowe: Suldaan Garaase iyo isimo kale oo ayiday baaqii isimada Bari

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo isimo kale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa soo dhaweeyay baaqii ka soo… Sii akhri

Itoobiya oo qunsul Jeneraal ah u soo magacowday Puntland

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Dowladda Itoobiya ayaa qunsul cusub u soo magacowday Puntland, kaas oo lagu magacaabo Gen. Tagesse Lambamo Dimbore. Qunsulka cusub ee… Sii akhri

Geelle oo markii 6-aad isu taagaya doorashada Jabuuti

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa la filayaa in uu maanta meesha ka saaro qodobka xaddidaya in Ismaaciil Cumar Geelle uu mar… Sii akhri

Senator Faroole oo dhaliil u jeediyay Aqalka Sare

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Senator Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhaliilay Aqalka Sare in ay ku milmeen khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka… Sii akhri

Puntland Elders Propose Conference to Revisit 1998 Charter

Posted on October 25, 2025November 6, 2025 by cph

Boosaaso (PP News Desk) — Ten prominent traditional leaders of Puntland yesterday issued a statement calling for a summit to… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close