Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Goobihii ugu horreeyey ee codbixinta doorashada Mareykanka oo xirmay

Goobaha codbixinta ayaa bilaabanaya in ay xirmaan dalka Mareykanka fiidnimada Talaadada, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriga Donald Trump iyo ninka la tartamaya… Sii akhri

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Ilhaan Cumar oo mar kale dib loogu doortay Aqalka Kongarayska Maraykanka

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Ilhaan Cumar oo ah Gabadha keliya ee Soomaaliyeed, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka, ayaa saacado ka hor dib loo… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo la kulantay Madaxa Q.Midoobay ee Arrimaha Haweenka

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada… Sii akhri

Galmudug oo heshiis la gashay shirkad dhisi doonta dekedda Hobyo

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by Liban Yusuf

Galmudug ayaa heshiis laga gashay shirkad fadhiheedu magaalada London ee dalka Ingiriiska, taas oo la sheegay inay dhisi doonto dekedda… Sii akhri

Office of Puntland Human rights Defender Urges Transparent Investigations into Three Cases

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — The Office of Puntland Human Rights Defender weighed in with a carefully worded statement on three cases.… Sii akhri

Maxaad ka ogtahay doorashada Mareykanka ee maanta?

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa maanta oo Talaado ah dalka Mareykanka ka dhacaysa doorashada madaxtinimo oo ku tartami doonaan madaxweynaha tallada haya Donald Trump… Sii akhri

Shirka Banbaxa Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Shirka Banbaxa Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku saabsan dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta… Sii akhri

EU ‘Mediating’ Between Ethiopian Government and TPLF

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by cph

Addis Ababa (PP News Desk) — EU is discreetly mediating TPLF and Abiy Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, according… Sii akhri

Madaxweynihii Hirshabeelle oo is casilay

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Madaxweynihii dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu xilka iska casilay sida ku cad… Sii akhri

Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle Oo Khudbado Jeedinaya

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

 Mudanayaasha  Baarlmaanka cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa Maanta kulankii labaad ku yeelanaya Magaalada Jowhar. Kulankaas ayaa waxaa khudbado ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close