PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Ganacsiga Garowe oo xiran

Inta badan ganacsiga magaalada Garowe ayaa maanta xiran, kadib markii uu kor u sii kacay sarifka doolarka sidoo kale la xadiday lacagta…

Warka

Farmaajo oo baaq u diray Jubbaland iyo Puntland

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u aadan doorashooyin u diray dowlad goboleedyada Puntland Jubbaland. Madaxweyne Farmaajo ayaa Puntland…

Warka

Musharaxiin digniin soo saaray

Qaar kamid ah musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya yaa war kasoo saaray guddoonka ay doorteen guddiyada doorashooyinka dadban ee heer federaal. Qoraal kasoo baxay…

Warka

Puntland oo la xadiday lacagta danabeysan

Shirkadaha bixiya adeegyada lacagta danabeysan ayaa bilaabay dhaqangelinta go’aankii Xukuumadda Puntland ee ahaa in aan $1 doolar iyo wixii ka yar la…