Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nin Muslim ah oo ku guuleystay duqa New York

Zohran Mamdani oo ah nin Muslim ah ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashada duqa magaalada New York ee… Sii akhri

Posted on November 5, 2025November 5, 2025 by Desk

Dowladda Federaaalka oo ka hadashay kiis ka dhacay Puntland

Posted on November 5, 2025November 5, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiis kufsi ah oo dhawaan ka dhacay degmada Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag… Sii akhri

Muxuu yahay xeerka uu maanta ansixiyay Baarlamaanka Puntland?

Posted on November 4, 2025November 4, 2025 by Desk

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta oo talaado ah ansixiyay hindise sharciyeed cusub oo loo sameeyay bangiga dowladda iyo hay’adda… Sii akhri

Somaliland will not be recognised, so Somalia must govern

Posted on November 4, 2025November 28, 2025

Somaliland’s long pursuit of independence has reached its ceiling. Recognition is not coming. That is not a judgment about its… Sii akhri

Xamse: Waa in wax laga beddelo qaabka Internet-ka looga isticmaalo Soomaaliya

Posted on November 4, 2025November 4, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay la jaanqaaddo dalalka… Sii akhri

CCW oo ka hadlay Soomaalida guusha u diidan Cumar Faatax

Posted on November 4, 2025November 4, 2025 by Desk

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Soomaalida guusha u diidan Cumar Faatax oo ah oo wiil… Sii akhri

Xildhibaan Saadaam: Puntland hawada Soomaaliya ma maamusho

Posted on November 4, 2025November 4, 2025 by Desk

Muqdisho (Wararka PP) — Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka mid mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku matala Puntland ayaa ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleema-saarka Samia Suluhu

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Madaxwaynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzania uga qaybgalay caleema-saarka madaxwaynaha dib… Sii akhri

Garowe: Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale oo war soo saaray

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Ciidanka uu hoggaamiye Gen. Jimcaale Jamaac Takar ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Deni… Sii akhri

Isu soo baxyo roob doon ah oo lagu qabtay magaalooyinka Puntland

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Waxaa maanta qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Puntland lagu qabtay isu soo baxyo roob doon ah oo alle… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close