Dowladda Soomaaliya oo mar kale Kenya ku eedaysay in ay weerar qaawan ku abaabushay Beledxaawo
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Kenya ku eedaysay in ay soo hubaysay wax ay ku tilmaantay “Malayshiyo weerar qaawan ku soo…
Open this website in Safari first.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Kenya ku eedaysay in ay soo hubaysay wax ay ku tilmaantay “Malayshiyo weerar qaawan ku soo…
Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay in Ciidanka Ilaalada Xeebaha waddanka Libya ay gudaha badda ka soo badbaadiyeen in ka badan…
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowlada soomaliya iyo kuwo…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u…
Dowladda Kenya ayaa si dadban uga jawaabtay eedayn uga timid dowladda Soomaaliya oo ku saabsan dagaalkii maanta ka dhacay Beledxaawo. Wasaaradda arrimaha…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo oo dhexmaray…
Heavy fighting has broken out in the town of Bulo Hawo between Somali forces and those from the federal territory of Jubbaland,…
Dowlad goboleedka Jubaland, ayaa si rasmiya u shaaciysay, in ay gebi ahaanba gacant ku dhigtay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo. Telefishinka JubalandTV,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah…
Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Jubaland, ee uu hoggaamiyo Wasiirka Amniga Jubaland, ayaa saaka…