Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu yahay rikoorka cusub oo ay gaartay dekedda Muqdisho?

Dekedda magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay bishii dhammaatay ee Nofeembar gaartay rikoorkii ugu sarreeyay ee abid laga diiwaangeliyo… Sii akhri

Posted on December 2, 2025December 2, 2025 by Desk

Somaliland oo ka hadashay xariga Jaamac Shabeel

Posted on December 2, 2025December 2, 2025 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa shalay xiray siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) oo ka soo laabtay safar uu dhawaan ku tagay… Sii akhri

Wargeyska The Times oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish 

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by cph

London (Wararka PP) — Kooxda xagjirka ah ee la magacbaxday Dowladda Islaamka ee Ciraaq iyo Suuriya (ISIS), oo lagu jabiyay… Sii akhri

Kismaayo: Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay safiirka Maraykanka

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard… Sii akhri

Rasaas ka dhacday garoonka Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay Muuse Biixi

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Rasaas ayaa maanta laga maqlay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay madaxweynihii hore… Sii akhri

Abaarta ka jirta Puntland oo sababtay cunto iyo biyo la’aan

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Abaar daran oo ka jirta deegaano hoostaga degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa sababtay in dadka reer guuraaga ah ay… Sii akhri

Qoorqoor oo ka horyimid xisbiga uu ka tirsan yahay ee JSP

Posted on December 1, 2025December 1, 2025 by Desk

Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid shakhsiyaad uu degmooyinka maamulkaas u magacaabay xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne… Sii akhri

Dagaalka aan xaqa ahayn oo lagu hayo sumcadda Garoowe

Posted on November 30, 2025December 5, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Doodda in Garoowe “noqotay” goof waxaa aloosay Faysal Rooble, oo dhowaan magaalada ku yimid booqasho. Macnaha ereyga… Sii akhri

“This is the New Somalia: Building a nation ready for climate accountability”

Posted on November 30, 2025November 30, 2025

The Federal Government of Somalia stands at a critical juncture, facing the dual challenges of building a resilient state after… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay dilka carruur iyo haween

Posted on November 30, 2025November 30, 2025 by Desk

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan dowladda ku eedeeyay in ay caruur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close