Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo weli ka aamusan weerarkii Somaliland ku qaadday Shidan

Xukuumadda Puntland ayaan weli ka hadlin weerarkii khasaaraha dhaliyay ee shalay Somaliland ku qaadday degaanka Shidan iyo xiisadda colaadeed ee… Sii akhri

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Xiisad colaadeed oo ka loosan degaanka Shidan ee Gobolka Sanaag

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Xiisad colaadeed ayaa weli ka aloosan degaanka Shidan ee waqooyiga Gobolka Sanaag, halkaas oo uu shalay ka dhacay dagaal gaystay… Sii akhri

Khasaare ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad kooban oo goor dhoweyd waqooyiga Gaalkacyo… Sii akhri

Puntland: Wasaaradii Haramcadka lagu dhex dilay oo ka tacsiyaysay Libaaxyo ku dhintay dalka Ugaandha

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa dowladda Ugaandha uga tacsiyaysay Libaaxyo ku dhintay gudaha dalkaas. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in Shirka Arrimaha Doorashada Xalane lagu qaban doono

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si rasmiya u… Sii akhri

XOG: James Swan oo Siciid Deni ku qanciyay in aan jawaab laga bixin Hadalkii Madaxweyne Farmaajo

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni… Sii akhri

Faahfaahin: Somaliland oo weerar ku qaaday degaanka Shidan ee Gobolka Sanaag

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Ciidamada badda maamulka Somaliland, oo wata Laashashka dheereeya, islamarkaana garab-siinaya malayshiya-beeleed hubaysan, ayaa saaka weerar ku qaaday degaanka Shidan ee… Sii akhri

Jubaland oo sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu abaabul dagaal ka wado Gedo oo abaar daran ka jirto

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag ugu cambaaraysay abaabul dagaal, oo sida ay sheegtay Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

XOG: Deni oo Golaha Badbaado Qaran ku riixaya jawaab ka dhan ah Baaqii Farmaajo

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ku riixaysa Golaha Badbaaqo Qaran, in si dhakhso ah jawaab looga bixiyo farriintii xalay ka timid Madaxweyne… Sii akhri

Gaalkacyo: Puntland oo xabsiga dhigtay in ka badan 20 ruux oo lala xiriirinayo Al-shabaab

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay in ka badan 20 dhalinyaro ah, oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close