Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo shir ku baaqay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha… Sii akhri

Posted on March 20, 2021March 20, 2021 by News Office

Mareykanka: Soomaaliya waa in ay si deg deg ah u qabataa doorashooyinka

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by Desk

Mareykanka ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay jaahwareerka doorashooyinka Soomaaliya oo abuuri kara hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku… Sii akhri

Colaad ka aloosnayd Gobolka Mudug oo heshiis Nabadeed lagu dhammeeyay

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug u qaabilsan  Puntland iyo Galmudug, ayaa ku guulaystay in ay heshiis nabadeed dhex-dhigaan xoola-dhaqato ka soo kala… Sii akhri

Xasan Abgaal: waxa si buuxda loo qalabeeyay Ciidamada oo sadex jibaar loo kordhiyay Mushaharka

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, oo hadal ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland,… Sii akhri

Ciidamada dowladda Federaalka oo hawlgal ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen xubno ka tirsan Al-shabaab kadib markii ay weerar… Sii akhri

Ruushka oo dib ugu yeertay safiirka u fadhiya Maraykanka

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by News Office

Dowladda Russia ayaa u yeeratay safiirkeedi Mareykanka Anatoly Antonov, kaddib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu hoggaamiyaha Russia Vladmir Puttin… Sii akhri

Deni oo fariin u diray ciidamada qaranka Soomaaliya

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadal ka jeediyay kulankii looga dhawaaqayay ‘Madasha Badbaado Qaran’ ayaa ugu baaqay ciidamada… Sii akhri

Isbaheysi ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo looga dhawaaqay Muqdisho

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Hoteel ku yaalla nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxa haatan looga dhawaaqay madal siyaasadeed oo ay ku midaysan yihiin isbaheysi ka kooban… Sii akhri

Caasimadda Garoowe oo laga daah-furay mashruuc dhirayn ah

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa maanta si rasmiya u daah-furtay mashruuc ku saabsan dhiraynta iyo cagaarinta magaalada. Barnaamijkan oo… Sii akhri

Puntland oo ciidamo tababar ugu soo xirtay Badhan, Sanaag

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magalada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close