Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni: Xalay ayaa nala soo weeraray shirna ka qayb-geli mayno

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xalay lagu soo weeraray hoygiisa islamarkaana uusan ka qayb-geli doonin Shirka… Sii akhri

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Yamamoto: Cidna Muqdisho kama bixi karto inta heshiis laga gaarayo doorashooyinka

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa ku amray madaxda dowlad goboleedyada dalka in aysan ka bixi Karin Muqdisho,… Sii akhri

Beesha Caalamka war ka soo saartay Shirka Arrimaha Doorashada ee Muqdisho

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Saaxiibada Caalamka ayaa soo dhoweeyay Shirka Arrimaha Doorashada ee Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka kaas oo sida qorshaysan… Sii akhri

Safiirkii Ruushka ee Mareykanka oo ku laabtay Moscow

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Safiirka Ruushka u fadhiya Mareykanka ayaa Axadda maanta ah u tagay magaalada Moscow si looga wada hadlo sida loo wajihi… Sii akhri

Golaha Badbaado Qaran oo laga taageeray Garoowe

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay Golaha Badbaadinta Qaran ee maalmo ka hor Muqdisho looga dhawaaqay, ayaa maanta oo Axad ah… Sii akhri

Isaias Afwerki is a threat to the Horn of Africa – and an obstacle to peace

Posted on March 21, 2021March 21, 2021

Responsibility for the tragic war in Tigray is being laid at the door of Ethiopia’s Prime Minister, Abiy Ahmed. But… Sii akhri

Lafta-gareen oo soo gaaray Muqdisho

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta dib… Sii akhri

Puntland oo weli ka aamusan weerarkii Somaliland ku qaadday Shidan

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaan weli ka hadlin weerarkii khasaaraha dhaliyay ee shalay Somaliland ku qaadday degaanka Shidan iyo xiisadda colaadeed ee… Sii akhri

Xiisad colaadeed oo ka loosan degaanka Shidan ee Gobolka Sanaag

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Xiisad colaadeed ayaa weli ka aloosan degaanka Shidan ee waqooyiga Gobolka Sanaag, halkaas oo uu shalay ka dhacay dagaal gaystay… Sii akhri

Khasaare ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad kooban oo goor dhoweyd waqooyiga Gaalkacyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close