Siyaasiyiinta Waqooyi oo ka horyimid qaar ka mid ah habraacyada doorashada
Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn qaabka Golaha Wadatashiga… Sii akhri
Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn qaabka Golaha Wadatashiga… Sii akhri
Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxda shanta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, ayaa maanta Xarunta Afiyooni… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad. Imtixaanka Shahaadiga ah, waxa sannadkan… Sii akhri
Waxaa galabta la soo gabagabaynayaa tartanka ciyaaraha gobolada Puntlandd, waxaana ciyaarta kama-dambaysta (final-ka) dhexmari doontaa gobolada Nugaal iyo Haylaan. Waa… Sii akhri
Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday degaanka Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Weerarka oo ku bilowday… Sii akhri
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa xalay kulamo siyaasadeed ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulamada ayaa waxaa looga… Sii akhri
Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah, kuwaas uu 129 ka mid ahi u… Sii akhri
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay la dagaalanka kooxaha Alshabaab iyo Xoojinta Amniga Koonfurta Gobalka… Sii akhri
Somalia’s opposition figures on Monday opposed a new framework for elections in which delegate lists would be determined by leaders… Sii akhri
Midowga Musharaxiinta ayaa ka soo horjeestay habraactadii shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka… Sii akhri