Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qalbi-dhagax oo gaaray Hargeysa

Cabdikariim Shiikh Muuse Qalbi-dhagax oo kamid ah saraakiisha ONLF ayaa goordhow gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Qalbi-dhagax ayaa soo… Sii akhri

Posted on September 25, 2018September 25, 2018 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo koobka Gudoonsiiyay Kooxda Waabari

Posted on September 25, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Muqdisho uga qeeybgalay ciyaarta finalka ee tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo sanadkii labaad… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Posted on September 24, 2018 by Cowke

Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii dhowaan uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaasi oo ahaa dhex… Sii akhri

Haweeneey Muqdisho ugu geeriyootay Sun ay cabtay

Posted on September 23, 2018 by Cowke

Haweeneey kamid aheyd dadka dagan degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho ayaa u geeriyootay sun ay cabtay. Falkaan ayaa waxa uu… Sii akhri

Deg Deg : Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on September 22, 2018September 22, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ayaa goordhow waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Qaraxa ayaa ka dhacay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda Galmudug

Posted on September 22, 2018September 22, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on September 22, 2018September 22, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa loo… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Tacsi u dirtay Dalka Tanzania

Posted on September 22, 2018September 22, 2018 by Cowke

Qoraal ay soo saartay wasaarada arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa loogu tacsiyeeyay shacabka dalka Tanzania oo dooni tagtay dad badan… Sii akhri

Wariye lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in koox ku hubeysan tooreey ay weerareen mid… Sii akhri

Xubnaha Xal u raadinta Khilaafka dowlad goboleedyada iyo DFS oo Garoowe ku Wajahan

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

Waxaa goordhow ka amaba-baxay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho xubno ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo xal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.