Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Faah Faahin Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax ismiidaamin ahaa oo loo adeegsaday gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posted on October 1, 2018 by Cowke

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by Cowke

Qarax ayaa goordhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Maqalka qaraxa ayaa si weyn looga maqlay… Sii akhri

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Posted on September 30, 2018October 1, 2018 by Cowke

Dabley hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku toogtay gabar ardayad aheyd. Allaha u naxariistee Caa’isho Cali Saney oo aheyd 14 jir… Sii akhri

Soomaaliya oo codsatay in cuna-qabateynta hubka laga qaado

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramadda Midoobay in laga qaado cuna-qabateynta hubka saaran Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda… Sii akhri

Xildhibaanada oo lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay ku yeelanayaan kulan ay kaga hadlayaan xeer-hoosaadka Baarlamaanka.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo “Siyaasiga xanaaqsan mustaqbalka Soomaaliya dan kama laha”

Posted on September 27, 2018September 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeyb galayay ololaha dib u nooleynta waxbarasho Soomaaliya ayaa hadalo kulul ka… Sii akhri

Wasiir Goodax:- “Waxaan ka shaqeyn la’nahay Xildhibaano”

Posted on September 27, 2018September 27, 2018 by Cowke

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay… Sii akhri

Jowhar: Xildhibaano wada mooshin ka dhan ah Waare

Posted on September 27, 2018September 27, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacayo kulan… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhiga oo la kulmaya Guddiga Difaaca Baarlamaanka

Posted on September 27, 2018September 27, 2018 by Cowke

Maanta magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco kulan dhexmarayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya iyo dhamaan taliyaasha ciidamada… Sii akhri

Kulankii Baarlamaanka maanta oo Baaqday

Posted on September 26, 2018 by Cowke

Waxaa maanta baaqday kulan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaasi ayaa lagu waday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close