Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar ku Wajahan

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Goordhow lagu Wadaa in uu Gaaro Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Masuuliyiin katirsan… Sii akhri

Posted on September 14, 2016September 14, 2016 by Cowke

Wariye C/Casiis Afrika oo Caawa Muqdisho ku Dhaawacmay

Posted on September 13, 2016September 13, 2016 by Cowke

Ciidamo kawada tirsan dowladda soomaaliya ayaa kuwada dagaalamay degmadda boondheere  Ee Gobolka Banaadir. Ciidamadaan Ayaa waxa ay Ahaayeen Ciidamo ka… Sii akhri

Dowlada Somalia oo Xayiraadii Ka Qaaday Duulimaadyadii Qaadka Ee Kenya

Posted on September 13, 2016September 14, 2016 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo Ay Puntland Post heshay  ayaa waxa ay Sheegayaan in kulan Saacado qaatay oo Ay Muqdisho… Sii akhri

Shir Madaxeedkii IGAD oo Muqdisho ka Furmay

Posted on September 13, 2016 by Cowke

Waxaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somalia Goordhow ka Furmay Shirkii Madaxda IGAD oo Markii ugu horeeysay ka Furmay Magaalada… Sii akhri

Madaxda Wadamada Bariga Afrika oo Muqdisho ka soo Dagay iyo Shirka IGAD oo Furmaya

Posted on September 13, 2016September 13, 2016 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia Soo Gaaray  Qaar kamid ah Madaxda Wadamada Africa. Waxaana ka mid ah Ra’isilwasaaraha… Sii akhri

Isku Socodka Dadka iyo Gaadiid Ee Muqdisho oo Hakad ku jira

Posted on September 13, 2016 by Cowke

Waxaa Guud ahaan Hagad ku jira isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Goob kasta ku Sugan Ciidamo… Sii akhri

Xasan Sheekh oo Shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Adxaa

Posted on September 12, 2016September 12, 2016 by Cowke

Madaxweynaha xilkiisii dhamaaday ee dowladda Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Faraxada Munaasabada Ciidul Adxaa oo… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baydhabo,kana tagey Shirka Muqdisho

Posted on September 11, 2016September 11, 2016 by Cowke

Baydhabo (Puntland Post) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa maanta ka duulay Magaalada Muqdisho wuxuuna… Sii akhri

Kulan Looga hadlayay Maamul u sameeynta Hiiraan&Sh/Dhexe oo Jowhar ka dhacay

Posted on September 11, 2016September 11, 2016 by Cowke

Jowhar (Puntland Post) Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada arimaha gudaha , gudiga Fududeynta shirka maamul u sameynta gobolada hiiraan iyo… Sii akhri

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo Fashil ku Dhamaaday .

Posted on September 11, 2016September 11, 2016 by Cowke

Muqdisho(Puntland post)-Waxaa Qilaaf baahsan uu hareeyay shirka madasha wadatashiga qaran ee Muqdisho waxaana isga baxay Qaar kamid ah madaxdii ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close