PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Isku Socodka Dadka iyo Gaadiid Ee Muqdisho oo Hakad ku jira

Share

Waxaa Guud ahaan Hagad ku jira isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Goob kasta ku Sugan Ciidamo katirsan kuwo Dowlada Somalia.

Maalmihii la soo Dhaafay Ayaa waxaa Dadka loo ogolaa in ay lugeeyaan hayeeshee Maanta ayaa Askarta Dowlada Somalia waxa ay diidayeen in Xitaa dadku Ay lugeeyaan.

Dadka Qaar oo u Waramay Warbaahinta Puntland Post Ayaa ka cabanaya Xirnaanshiyaha wadooyinka Dadkaasi oo Aan la kulmay ayaa isugu jiray Waayeel iyo haween Caruur wata.

1 2 3 4 5 6 7 8

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

1 comment

  1. laa ilaaha illal laaho mohamedu rasuulullahi,,,,,,dad wadenkoodii la oranayo ma socon kartid,,,,,,,ilaahow meeshaas ha i geenin,,,,,,puntland waligiin hayeelina sharaf taada ilaah kusiiyay iyo dhulkaada yaanay laggugu kumaysan,,,hadii kale ku sheeganayo,,,,,,waa wiilkii gaalo jabsay awoowe uma ogalaan lahay,,,,,,,nin somali in taat jidka ka xirto baa african soo dhaweysay,,,,,,,rag dhibka umada somaliyeed,,,,,,,

Leave a Reply